Suldaaka madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici iyo suldaano kale oo ku xiran maamulka Siilaanyo ayaa soo dhaweeyay saldhiga milatari ee Imaaraadku ka rabo Berbera iyadoo Somalida badankeedu diidey meel lagu kufsanayo gabdhaha Somaliyed.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS