X

Suldaanka Siilaanyo ee Buur madow oo taageeray mowqifkii midnimada ee suldaanka guud: xasaasiyad kama qabo midnimada: MAQAL

Suldaanka Siilaanyo ayaa isna qarxiyay in aanu xasaasiyad ka qabin midnimada Somaliyeed haday xalaal tahay inkastoo uu sheegay in ayna hadda jirin..waxa kale oo uu taageeray mowqifka suldaanka guud ee beelaha Isaaq Suldaan C/qaadir oo isna Hadley. Boqor Buur madow ayaa inta ku sii daray in waan go’ney ay hadda tahay wax duugoobey oo loo baahan yahay in la casriyeeye oo meelkale loo dhaqaaqo sida ayuu yiri in beesha hadda ku dodo in Somali iyagu matalaan.

Wuxuu tusaalooyin u soo qaatay sida Puntland iyo Jubba ay u goosanayaan cadkooda in beeshuna cadkeeda goosan karto kuna doodi in ay iyagu xukumaan dalka sida caasimada oo Hargeysa noqota.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM Fadlan Like saar barta cusub ee araabinews.com/facebook

admin:

This website uses cookies.