Suldaan kale ayaa beesha reer Dudub (Samaroon) ay ku doorteen Boorama iyadoo sadex cisho kahor la magacaabey wiil uu dhalay suldaankii hore ee beesha Cilmi Kabaal. Dadka ka hadlay munaasabadan ayaa ku baaqay in suldaanka beeshu uu yahay Cabdi C/llaahi Qayaad.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM