Suuqii bacadlaha ee Laascaanood ayaa gubtey iyo hanti ku burburtey. Suuqa ayaa xiriiri ah waxana ay keentay in dabka noocan oo kale aanu waxba ka reebayn. Inkastoo wax laga gaaray hadana ma jirto awood wax loogaa qabto oo buuran. Lama sheegin waxa sababay.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=VQObufMMFa4[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS