Maamulka Somalilaan ayaa cagaf ku bilaabay suuqii burburey ee magaalada Hargeysa xilli walaac laga qabo lacagihii dawlada Somaliya keentay in aan la gaarsiin dadkii loogu talogalay.
Waxa qaylo dhan ka soo yeedhaysaa dadki i muruqmaalka ahaa oo ilaa hadda shilin aan loo taagin. ”Ilaa hadda shilin ma hayno waanse ujeednaa in klacago badan ay soo gaadheen maamulka Hargeysa ayuu yidhi Axmed Xirsi.
Suuqa oo la raacayo naqshadii ay u samaysay dawladii hore ayaa la sheegayaa in lacago ay soo dirayaayn midowga Yurub. Waxa jira musuq aad u xun ayadoo ay jiraan dad aruurinay lacago aan la garanayn halak lagu wado.
Shacabka magaalada Hargeysa ayaa si cad u sheegay inayna raali ka ahayn in Muuse Handaraab weax loogu dhiibo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS