X

Suxufiyada Farxiya Cabsiiye oo ka hadlaysa geesiga dhabta ah muxuu yahay iyo heestii Nimco Jaamac

Suxufiyada Farxiya Cabsiiye ayaa doorkan muuqaaladeeda ay soo duubto kaga hadlaysa geesiga dhabta ah qofka uu yahay waxayna raacisay heestii Nimco Jaamac ee geesiga. Farxiya Cabsiiye ayaa inta badan barteeda baraha bulshada soo dhibta kolba mowduuc.

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.