X

Ta noo ugu daran waa wasiirada maaliyada oo beesheeda ka codsatay in loogu duceeyo helida Lughaya: Suldaan Abshir waraysi

Suldaan Abshir ayaa lagu canaantey in uu yiri waan idiin fasaxney ee xoreysta dhulkiina waxase hadda uu leeyahay sidaa uma jeedin. Suldaanka ayaa ka hadlay in wasiirada maaliyada Samsam ay tahay tan ugu daran ee ku dadaaleysa in ay Lughaya ku darto Hargeysa ”waxay tiri beesheydaay iigu duceeya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.