X

Taageerayaasha xisbiga Kulmiye oo isku soo bax ka dhigey Boorama

Taageerayaasha xisbiga Kulmiye ayaa isku soo bax ka dhigey Boorama. Ololaha doorashada xisbiyada maamulka Somaliland ayaa si xawliya uga socda deegaanada hoostaga maamulka.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.