X

Taageerayaasha xisbiga Kulmiye oo markale ku kulmey fagaaraha Boorama iyo hadaladii loo jeediyay

Taageerayaasha xisbiga Kulmiye ayaa markale ku kulmey fagaaraha Boorama halkaas oo hadalo loo jeediyay. Xisbiga Kulmiye ayaa dhoolatus samaynaya maalintiisii labaad.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.