X

Taalada SYL ee Muqdisho oo dayactir lagu sameeyay: SAWIRO

Taalada SYL ee Muqdisho oo dayactir lagu sameeyay. Munaasabada maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ah markii la aas aasay Ururkii Dhalinyarada SYL ayaa la filayaa in Madaxda dalka ugu sareysa in ubax dhigaan halka ay ku taalo taalada SYL ee lagu xasuusto dhalinyaradii gobanimada doonka Soomaalieed.

Magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ayaa la filaaa in lagu qabto munaasabado waa weyn oo lagu xusayo munaasabada 15-ka may , waxaana diyaar garowga munaasabdaasi si weyn looga dareemayaa Muqdisho iyo magaalooyin kale oo dalka kuyaala.










C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.