Taalooyinka SNM loo taagey ayaa sii badanaya iyo mid kale oo laga taagey duleedka Hargeysa. Kooxda SNM ayaa dilal iyo xasuuqyo badan ka gaysatey Woqooyiga Somaliya intii ay hubka iyo saanada ka heli jirtey xukuumadii Mingeste Xayle Maryam ee Ruushku taageersanaa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS