Tababar muddo sadex cisho uga socday magaalada Boorama ee gobolka AWdal dhinacyada saxaafada ayaa la soo xiray waxana gobta ka hadlay Yoonis Cali Nuur oo qayb weyn ka ahaa tababarka wuxuuna sheegay in si fiican ay u dhacday. Tababatkan ayaa ujeedadiisu ahayd in saxaafadu ka qayb qaadato doorashada. Kulankan waxaa ka maqnaa RAmaax oo aan laga waayin goobahan oo kale.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM