Tababar ku saabsan dhibka loo gaysto Haweenka oo laga furey Boorama iyo saxaafada oo qayb ka ah
Tababar ku saabsan dhibka loo gaysto haweenka ayaa laga furey Boorama iyadoo ay ka soo qaybgaleen saxaafada kala duwan ee Boorama iyo waliba dad waxgarada. Waxa isna joogey Ramaax oo isaguna ka dhiibtey fikirkiisa.