Tababar saxaafada oo loo furey wariyeyaasha ka hawlgala Boorama iyo Yoonis Cali Nuur oo Cukuse uga wakiila
Tababar ku saabsan saxaafada ayaa looga furey wariyeyaasha ka hawlgala Boorama. Waxana tababarkan ka qaybqaatay oo Cukuse wakiil uga ahaa Yoonis Cali Nuur oo hore uga soo shaqeeyay idaacada Ingiriiska ee BBC.