X

Tacsi ku socota reer xaaji Maxamuud Cumar Fadan oo uu dirayo xaaji Seef Aw Jaamac Fadan

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun anigoo ah Seef Aw Jaamac Fadan kuna hadlaya magaca ilma Aw Jaamac Fadan waxaan tacsi u diraynaa ilma Maxamuud Cumar Fadan oo aabahood Xaaji Maxamuud Cumar Fadan ku geeriyooday Araabi ee ismaamulka Somalida Itoobiya. Waxaan rabi uga baryayaa inuu marxuunka janadiisa fardowsa ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.