X

Tacsi loo dirayo Jaamac Nuur Cabdi

Waxa tacsi loo dirayaa Jaamac Nuur Cabdi waxana diraya Xaaji Seef aw Jaamac Fadan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa waxayna ka dirayaan geerida ku timi hooyada Jaamac Nuur Cabdi oo ku geeriyootay Boorama. Waxay marxuumada RABI uga baryayaan in uu janadiisa ka waraabiyo eheladii ay ka baxdayna Samir iyo iimaan ka siiyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.