Tahriibayaal ku socday Talyaaniga oo tiradoodu aad u badnayd ayaa doon ay la socdeen hal si toosa ula gadontey kadib markab weyn oo ay ku socdeen. Waxase dhacday in xoogii doontu liicday iyagoo nin kasta rabay in uu laaco xadhiga la soo tuuray. Kadib waxa ka dhacday garacan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS