Tahriibayaal isugu jira Somali iyo Afrikaan ayaa laga badbaadiyay xeebaha u dhexeeya Liibiya iyo Yurub halkaas oo xilligan ay xoog u baxaan maadaama biyaha baddu ay degan yihiin dhulkuna aamn qabow ahayn.
Maraakiib Talyaani ah ayaa gar-gaar bad-baadin u fidisay tahriibayaal markabkii ay la socdeen ku qar-qantay xeebaha jasiiradda Lampedusa ee dalkaasi Talyaaniga.
Tahriibayaasha la bad-baadiyay ayaa waxaa ay gaarayaan boqollaal, waxaana ay kasoo shiraacdeen dalka Libya ayaa soo raacay doon dhimatey oo caaga.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS