Tahriibayaal gaaraya ilaa 400 oo ah Oromo ka ordaysa nolosha adag ee Itoobiya ayaa lagu qabtey tuulada Caynabo ee gobolka Sool halkaas oo la sheegay in ay u socdeen Puntland si ay ugu sii gudbaan dalka Sucuudiga ee dawladoodu u diidey in ay tagaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS