X

Talaabada ugu horeysa ee aan qaadayno waa in aan dib u habayn ku samayno ururka USP: Gudoomiye Qoorsheel

Gudoomiyaha xisbiga USP Qoorsheel oo waraysi xasaasiya bixiyay ayaa ka hadlay halka xisbigu wax ka bilaabi doono iyo in dawlada Somaliya hadda kadib ay macaamisho dadka horkacaya midnimada oo xisaab dhama ay timaado.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.