X

Taliska asluubta Burco oo soo bandhigey nin ay garan waayeen haybtiisa

Taliska asluubta Burco ayaa soo bandhigey nin ay garan waayeen haybtiisa. Ninkan ayaa lagu hayaa xabsiga waana waxanu u muuqdaa in aanu magaalada cid ka aqoon.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.