Taliyaha booliiska qaybta Burco oo faahfaahiyay nin reer Buuhoodle ah oo si foolxumo ah loogu dhex diley Burco dhexdeeda duhurcad iyadoo ragii dileyna goobta ka baxsadeen laakiin lagu dabajirey. Dilkan ayaa lagu macneeyay in uu yahay mid aargoosi.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS