X

Taliyaha ciidanka Somaliland oo guulo sheegtay kana hadley duleedka Laascaanood

Taliyaha ciidanka Somaliland ayaa guulo sheegtay dagaalkii saaka ka dhacay Tukaraq halkaas oo Puntland guulo iyaguna sheegteen. Taliyaha ayaa saxaafada kula Hadley duleedka Laascaanood.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=AcsipaZP0b8[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.