Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aaden Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saraakiisha ugu sareysa Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM, iyagoo isla soo soo qaaday sida lagama maarmaan u tahay in la bilaabo howlgallo cusub oo ka dhan ah dhiigmiiradka shabaab.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS