X

Taliyaha cusub ee asluubta oo booqdey xabsiga ugu nidaamsan Afrika oo dhan: SAWIRO

Taliyaha cusub ee asluubta ayaa booqdey xabsiga ugu nidaamsan Afrika oo dhan oo laga furey Muqdisho. Xabsigan oo qaadaya dad aad u farabadan ayaa leh inkaaniyaadka muwaadintu xaq u leeyahay ee RABIGEEN siisay.



Taliye Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe) oo booskan markale loo magacaabay ayaa soo indha indheeyey halka uu marayo mashruuca dhismaha Xabsigaan, waxaana uu xog wareystay injineeradq gacanta ku heyso dhismaha.



Xabsigaan ayaa ku yaalla KM7 ee duleedka Magaaladda Muqdisho waxaana uu dhismihiisa bilowday Sanadkii 2015 oo uu isla taliye ahaa isla Bashiir Maxamed Goobe.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.