Taliyaha ciidanka nabadsugida C/raxmaan Tuuryare ayaa sheegay in Muqdisho laga soo geli doono afar bar oo kaliya lana ogaan doono cida ka baxaysa iyo cida soo galaysa. Taliyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in gaari kasta la baari doono oo soo galaya magaalada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM