X

Taliyaha socdaalka Somaliland oo markale u hanjabey Somalida joogta Hargeysa iyo Burco

Taliyaha socdaalka Somaliland ayaa markale soo horfadhiistey saxaafada una hanjabey Somalida ku nool Hargeysa iyo Burco ee ka soo jeeda Koofurta Somaliya. Maamulka gooni goosadka ah ayaa raba in uu si qardajeexa ku helo sumcad iyo saxaafada oo kolba ka hadasha isagoo ujeedadu tahay I maqla.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.