Taliyihii aaga Badhan ee gobolka Sanaag ayaa saaka u goostey dhinaca Somaliland. Taliyaha reer Sanaageed ayaa wateyciidan farabadan waana ciidankii labaad oo xagga Butlaan soo gala.
Sanaag ayaa Ka mida meelaha siyaasiyiintoodu kolba dhinac u cararaan inta badan kuma xirna qadiyad ee was dhinaca jeebka iyo cadaalad xumo ay tirsadaan.
Afhayeenka Madaxtooyda Puntland Jaamac Dabaraani ayaa sheegay in G/sare Guray Cismaan Saalax iyo dhammaan Ciidankiisii ay kusoo wareegaan Puntland soo dhaweyna loo dambeeyay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS