X

Taliye ka soo jeeda beesha Warsangeli ee Ceerigaabo degta oo askari Isaaq ahi ku dilay isla magaalada

Ceerigaabo–Beesha Warsangeli ee iyagu dega magaalada Ceerigaabo ayaa cadho ka muujiyay Taliye lagu magacaabi jirey Siciid Cabdi Warsame oo askari ka soo jeeda beesha Isaaq ku diley Ceerigaabo. Gacan ku dhiiglaha ayaa goobta ka cararay.

Waa dilkii ugu horeeyay ee Isaaqu ka gaysto Ceerigaabo ilaa intii uu dhamaaday dagaalkii u dhexeeyay iyaga iyo beesha iska leh deegaanka gobolka Sanaag.

Jufada laga dilay askariga ayaa dalbatay in deg deg loo soo gacan galiyo gacan ku dhiiglaha oo lagu soo waramayo in loo cararay dhinacaas iyo Burco uuna ula cararay nin Isaaqa oo xukuma maleeshiyo beesha ka joogta Ceerigaabo oo si nabada ku joogta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.