X

Taliyihii booliiska ee lagu diley Saaxil oo la aasay

Taliyihii booliiska ee lagu diley Saaxil ayaa manta lagu aasay Hargeysa halkaas oo ay ka qaybgaleen qaar ka tirsan maamulka Hargeysa iyadoo dilka taliyaha uu dhaliyay colaad xun oo dhexmarta beelaha ISAAQA ee ay kala dhasheen taliyaha iyo kuwa dilka gaystey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.