Taliyihii Cali Khaliif ka eryay Buuhoodle oo ku daray Xaglo Toosiye
Taliyihii Cali Khaliif ka eryay Buuhoodle oo ku daray Xaglo Toosiye una sheegay in aanu ku soo lugo’in inuu yimaado Buuhoodle dambe. Cali Khaliif ayaa hadda Widhwidh ka dhigtey xarun.