X

Talyaaniga oo dhowr gaari ku soo tuurey Somaliya: SAWIRO

Talyaaniga ayaa dhowr gaari ku soo tuurey Somaliya. Koofurta Somaliya ayaa noqotey bahal galeen inkastoo hadda laga adkaadey argagixisada oo inta badan ku ekaatey isqarxinta.



Gaadiidkan dawlada Talyaanigu soo ku wareejisay wasiirka amniga ayaa ah nooca gaashaaman ee lagula dagaalamo argagixisada oo ah ilaa dhowr xabo.

Gaadiidkan ayaa la soo marioyay dhinaca Amisom kuwaas oo ma\rkii dambe soo gudbiyay. Talyaaniga ayaan welli aaminsanayn Koofurta Somaliya.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.