X

Tarsan oo ka hadlay maamul xumo ka jirta Muqdisho soona faqay siro badan oo aasnaa+MUUQAAL

Maxamud Tarsan oo ahaa gudoomiyihii gobolka Banaadir ayaa qarxiyay siro badan oo qarsoonaa oo hadda ka jira Muqdisho. Tarsan ayaa sheegay in magaalada Muqdisho iyo dalkuba ku jiro xaalad qalafsan aanay jirin wax karti ah.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.