Tartan dhexmaray laba nin oo midba ka kale shaqadii guriga ku eryanayo iyo xaasaskoodii oo isku daawanaya+ARAG
Waa ruwaayad aad u qosol badan oo tartan ku dhexmarayo laba nin oo jaara oo shaqadii guriga midba ka kale ku eryayo. Qooshkii ayaa laysugu yimi oo si wanaagsan loo xashayo iyo ha ii jabin qayrkey ee iga ilaali.