Tartanka qaansada iyo leebka ayaa hadda noqdey mid aad looga xiiseeyo deeganada Somalida waxana u soo daawasho taga dadweyne sii kordshaya waxana mustaqbalka laga yaabaa in uu noqdo mid Somalidu kuwada tartanto. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS.COM