X

Tartan suugaaneed xiise leh oo lagu maamuusayo maalinta afka hooyo oo Muqdisho ka dhacay

Tartan suugaaneed aad u xiise leh oo lagu maamuusayo maalinta afka hooyo ayaa ka dhacay Muqdisho halkaas oo tartan la dhexdhigey dhalinyaro ka socota gobolada Koofurta dalka qaarkood.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.