X

Tartanka heesaha hirgalay oo lagu qabtay Muqdisho iyo dhalinyar fanka jecel oo wacdaro soo bandhigey+MUUQAAL

Muqdisho 02 Nov 2014–Tartanka heesaha hirgalay oo Muqdishio lagu soo bandhigey iyo dhalinyar fanka jecel noo soo bandhigey wacdaro. Qaybtan ayaa waxa garsoorayaal ka ahaa fanaaniin waaweyn waxana ka soo qaybgalay madax ka tirsan dawlada oo ku jiro wasiirka warfaafinta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

 

admin:

This website uses cookies.