Tartanka kubada gacanta ee loo yaqaan handball ayaa kooxaha gabdhaha uga furmey magaalada muqdisho waana tartankii ugu horeeyay ee noociisa ee gabdhuhu ku tartamaan ilaa iyo intii dalku burburey. Tartanka ayaa qaybtii hore waxa ku guuleystay kooxda gabdhaha ee heegan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM