X

Tartanka kubada koleyga ee gabdhaha oo heer gabogabo ku dhow

Waxa gabo gabo galay kulanada kubada koleyga e gabdhaha ee si rasmi ah uga socda magaalada Garoowe ee Puntland. Kubadan koleyga ayaa waxa ku tartamayaa maamul jufeedyada Koofurta.

Garoonka ciyaaraha Mira-awaare ee magaalada Garoowe ayaa waxaa weli kasocda ciyaaraha hablaha maamul goboleedyada ee kubadda kolayga.

Kulamadii shalay

Galmudug waxa ay ka badisay Puntland

Banaadir waxa ay ka badisay Jubbaland

Kulamada Afar dhammaadka

Banaadir Vs Puntland

Galmudug Vs Hirshabeelle

Ciyaarta kama dambaysa ayaa dhacaysa Isniinta ama salaasada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.