Tartanka kubadda cagta ee jaamacada Eelo ee Boorama ka qabsoomay+MUUQAAL
Boorama–Tartanka kubada cagta ee ay qaban qaabisay Jaamacada Eelo ee Boorama ayaa si habsami ah uga furmay Boorama. Munaasabad ku saabsan kulankan kubada ayaa waxa ka hadlay qaybaha jaamacada iyagoona dhiirigeliyay kulano noocana.