X

Telefishan Maraykana oo barnaamij ka diyaariyay dhaqankeena iyo fanaanada Safiya Tusmo oo ka qaybgashay: SAWIRO

Fanaanada Safiyo Tusmo iyo marti sharaf kale ayaa telefishan Maraykana uu ka waraystey dhaqankeena suuban. Telefishankan oo lagu magacaabo Twin cities public telefishan ayaa fanaanada iyo martida kale wax ka waydiiyay gabayada, buraanburka iyo maansooyinka aynu qaniga ku nahay.

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.