X

Telefishan xagjira oo haddana warbixin ka diyaariyay haweenka isqurxiya

Telefishan xagjira ayaa haddana warbixin ka diyaariyay haweenka isqurxiya. Telefishankan oo diidan heesaha ayaa haddana ku dhiiradey inuu warbixin ka diyaariyo haween. Halkee wax iska qaban la’yihiin.



Kooxda telefshiankan leh ayaa ku xiran xagjiriinta Sucuudiga ama la wadaaga fikir ahaan. Somalicable ayaa ka mida telefishanada loo furtey in lagula dagaalamo dhaqanka Somalida lagana dhigo ceeb kan carabtana sax. KALIGII maaha.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=0Bo9m6qI94I[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.