Telefishanka dalkaasi Australia ayaa sii daayay maqal laga naxo oo ah hawenay Somali ah oo 26 jir ah oo laba nin ku kufsadeen meel kaymo jiq ah kadibna telefoon ku soo wacday booliiska dalkaasi. Booliiska ayaa la maqlayaa oo leh xageed ku jirta iyo haweenayda o leh waxaan ku jiraa dhagaxaan gudihii. Labada nin ee kufsaday ayaa degan meel aan sidaa uga fogeyn halka haweenay kale oo Somali ah iyadna la sheegayo in sidaa loo kufsaday oo hadda ay leedahay uur 10 bilood ah.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM