Telefishanka Siilaanyo oo shaqsiyaad ka soo ururiyay Laascaanood kuna sheegay in ay taageereen saldhiga Berbera
Telefishanka Siilaanyo oo shaqsiyaad ka soo ururiyay Laascaanood kuna sheegay in dadweyne badan soo dhaweeyeen go’an musuq ahaa oo lagu ansixiyay heshiis aan la ogeyn wuxuu salka ku hayo.