X

Tirada dhimashada xasuuqii argagixisada shabaab ee Baydhabo oo sii korodhey

Tirada xasuuqii argagixisada shabaab u gaysatey dadkeena ku nool Bydhabo ayaa sii korodhey iyadoo tirada ay laxaad tireen ama wali jiifa isbitaalka ay gaadheyso 60 sida uu ku waramayo madaxa isbitaalka ee Baydhabo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.