Toban beelood oo Somaliyeed ayaa ka cawday cadaalad daro baahsan oo lagula kaco markasta oo la samaynayo dawlad ama la dhisayo iyo xataa marka la dhiso oo ayna helin xaqooda. ARAG muuqaalka hoose kuwa ay yihiin kadib markey shir jaraaid qabteen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS