MuqdishoâShir deg deg ahaa oo madaxweynaha iyo golaha wasiitradu yeesheen xalay xasuuqa argagixisada kadib ayaa lagu sheegay in toban ruux oo loo qabtey xasuuqaas ay argagixisadu u gaysatay dad waajibkii Alle gudanaya. Argagixisada ayaa gaalaysay dhamaan Somalida aan iyaga ku jirin sidaana ku xalaalaysatay dhiigooda.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS