Tobanka ardey ee ugu horeeya dugsiyada Somaliland ayaa la shaaciyay iyo dugsiyada ay ka baxeen iyadoo uu jiro musuqmaasuq baahsan iyo imtixaanada oo meelaha qaar la siiyay ardeyda inta ayna gelin.
Waxa dhinaca kale jira dugsiyo iyagu markasta gala kaalinta koowaad taas oo aan ka dhigneyn in ay haystaan fursado ka fiican kuwa kale laakiin qaar mooyee uu jiro musuq baahsan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS