X

ARAG Wasiir ka tirsan Siilaanyo oo farosaaray Rooda Axmed Yaasin oo ka tirsan xisbiga Faysal Waraabe

Wasiir ka tirsan maamulka Siilaanyo oo feedhi gaadhey Rooda Axmed Yaasiin oo ka tirsan xisbiga Faysal Waraabe. Wasiirka ayaa diidey in ka hadlo haamahas Berbera oo la sheegayo in Siilaanyo durba wareejiyay si uu dakhli u helo marka uu ka fadhiisto xukunka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.