X

Trump oo dadka Maraykanka iyo aduunka kale is waydiinayaan in uu caadi yahay iyo sababta

Trump ayaa la ogaaday in maskaxdii fayoobeyn ama uu cabo maskax dooriye kadib markii uu sabtidii u sheegay dad tiro yaraa oo u soo baxay in Sweden wax ka dhaceen.

Dawlada Sweden ayaa is waydiisay waxa habeenka uu sheegayo ka dhacay dalkeeda kana codsatey Trump in uu cadeeyo waxa uu ka hadlayo. Waase ku margadey,



Afhayeen u hadlay Trump oo isku dayay in uu fadeexada daboolo ayaa isna ku margadey kadib markii uu sheegay in uu Trump daawadey filim ka socdey telefishanka Yuhuuda ee Foxtv ee Trump xooga u taageera.

Fadeexadan Trump uu isku keenay ayaan ahayn tii ugu horeysay uma muuqato in ay dhibeyso, wuxuuna aaminsan yahay in ay kor u sii qaadayso sumcadiisa,



Raiisal wasaarihii hore ee Sweden ayaa iswaydiiyay aalada uu Trump cabay maadaama ayna jirin fal argagixiso oo ka dhacay Sweden habeenka Jimcaha ee uu ka hadlayo.

Trump ayaa balan qaaday in malaayiin soo galootiya ka saarayo dalkiisa waxana talaabadaas ka faaiideystey boqolaal Maraykanku sharciga u diidey oo isku shubey Kanada.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.